02 Adobe illustrator | Af-Soomaali
Waa casharkii labaad koorsada graphic design waa casharo taxane ah oo aan xooga ku saari doono barashada Graphic Design.
Casharo kusaabsan Graphic Design, Video Editing, Animation, Daabacaada, Farsamooyinka Gacanta iyo waxyaabo badan oo noloshaada wax kusoo kordhin doona oo Af somali ah
Fadlan taageer channelka subscribe like iyo share garee.
Mahadsanid.
Waxaad igala soo xiriiri kartaa Email:
[email protected]
ama instagram:
https://www.instagram.com/artisma_graphics