Back to Browse

05 Adobe illustrator | Af-Soomaali

33.5K views
Apr 17, 2020
12:59

05 Adobe illustrator | Af-Soomaali Waa casharkii shanaad koorsada graphic design waa casharo taxane ah oo aan xooga ku saari doono barashada Graphic Design. Casharo kusaabsan Graphic Design, Video Editing, Animation, Daabacaada, Farsamooyinka Gacanta iyo waxyaabo badan oo noloshaada wax kusoo kordhin doona oo Af somali ah Fadlan taageer channelka subscribe like iyo share garee. Mahadsanid. Waxaad igala soo xiriiri kartaa Email: [email protected] Follow me on instagram: https://www.instagram.com/artisma_graphics

Download

0 formats

No download links available.

05 Adobe illustrator | Af-Soomaali | NatokHD