Ma rabtaa inaad si xirfad leh u maamusho data-ga Excel? 📊
Casharkan waxaad ku baran doontaa farsamooyin muhiim ah oo kaa dhigaya mid si fudud u isticmaala Excel.
Waxaad ka baran doontaa:
✅ Sida loo Move & Copy gareeyo cells ama worksheet
✅ Sida loo Copy gareeyo data sheet kale loona rename gareeyo
✅ Sida loo weyneeyo ama loo yareeyo Width & Height (Row & Column)
✅ Hal-hal iyo Group (multiple cells) sida loo resize gareeyo
✅ Double-click trick (auto resize)
✅ Hide & Unhide Rows, Columns & Sheets
✅ Isticmaalka Mouse, Keyboard & Ribbon (dhammaan methods)
Casharkan wuxuu ku habboon yahay:
✔️ Bilow (Beginners)
✔️ Arday
✔️ Shaqaalaha xafiisyada
👉 Ha iloobin:
✔️ Subscribe saar channel-ka
✔️ Like saar video-ga
✔️ Share garee si ay dadka kale uga faa’iideystaan
📌 Casharro Excel oo dheeraad ah ayaa soo socda!
#Excel #ExcelSomali #BaroExcel #ExcelTips #DataManagement