Asbuucaan Barnaamijka Tech Talk eed ugsiiye waxaan ugu hadli doonaa sidee ayaad ku noqon kartaa devops engineer ?
Waa maxay Devops ?
Siduu u shaqeeya deveops engineer ?
Waa Maxay Tools-ka uu u baahanyhay qof devops egineer ah ?
Su’aalahaasi iyo kuwa badan waxaan ka waraysan doonaa eng rashid abba ali oo ah Database Specailit oo marti inoogu ah barnaamjika tech talk.
Sida caadiga ah waxan soo geli doona saacada ?:?? ?? xiliga geeska africa.
Calendarkaaga kusii darso yuusan ku dhaafin inshallah.
#dugsiiye #techtalk #hamouda #aba #nuune #dugsiiye