Ma dooneysaa inaad barato sida loo sameeyo Inventory Management System casri ah? ๐ฏ
Muuqaalkan waxaan ku sharaxayaa:
Sida uu u shaqeeyo Dashboard-ka
Qaabka Home Page-ka loo dhiso
Sida loo maamulo:
Products ๐ฆ
Stock ๐
Orders ๐งพ
Customers ๐ฅ
Waxaad sidoo kale arki doontaa: โ
UI/UX Design casri ah
โ
Data visualization (charts & statistics)
โ
System fudud oo user-friendly ah
Haddii aad tahay:
Arday IT ah ๐ป
Developer ๐จโ๐ป
Ama qof doonaya system ganacsi
๐ Muuqaalkan waa mid adiga kuu gaar ah!
๐ Ha iloobin: Like ๐ | Share ๐ | Subscribe ๐
#InventoryManagement
#DashboardDesign
#WebDevelopment
#UIUXDesign
#AdminPanel
#HomePageDesign
#StockManagement
#Programming
#AspNet
#SoftwareDevelopment