Back to Browse

JavaScript Object Full Tutorial Af Somali | Objects Bilow ilaa Heer Dhexe

1 views
May 16, 2026
28:40

🚀 Casharkan waxaan ku baraneynaa JavaScript Objects Af Somali si fudud oo tallaabo-tallaabo ah. Waxyaabaha aan ku sharaxnay casharkan: ✅ Sida loo sameeyo Object ✅ Properties iyo values ✅ Sida loo daro xog cusub object-ka ✅ Sida loo beddelo values ✅ Sida loo tirtiro properties (delete) ✅ Dot notation vs Bracket notation ✅ Nested Objects ✅ Object Destructuring ✅ JSON.stringify() ✅ Arrays gudaha Objects Code-ka aan isticmaalnay waxaa ka mid ahaa: const qof = { magac: "Maxamed", da: 20, magaalo: "Muqdisho", }; ⏱ Duration: 28:40 Haddii casharku ku anfaco: 👍 Like saar 💬 Comment reeb 🔔 Subscribe samee si aad ula socoto casharrada JavaScript Af Somali suaashaan samee ### Tallaabada 1 Samee array ka kooban objects oo magaciisu yahay `library`. Ku dar 3 object oo leh properties-ka `title`, `author`, iyo `status`. - `title` iyo `author` waa inay noqdaan strings (waxaad siin kartaa qiime kasta oo aad rabto). - `status` isna waa inuu noqdaa object kale oo leh properties-ka: - `own` - `reading` - `read` Dhamaan saddexdan (`own`, `reading`, `read`) waa inay noqdaan boolean values. Status kasta: - `own` = `true` - `reading` = `false` - `read` = `false` ### Tallaabada 2 Waxaad dhamaysay akhrinta dhammaan buugaagta. U beddel qiimaha `read` ee dhammaan buugaagta `true`. Ha beddelin object-kii asalka ahaa si toos ah. Isticmaal **dot notation** si aad qiimaha u beddesho. ### Tallaabada 3 Ka soo saar (`destructure`) `title`-ka buugga ugu horreeya, kadibna magaca variable-ka u beddel `firstBook`. ### Tallaabada 4 #JavaScript #AfSomali #Programming #WebDevelopment #Objects #JSON

Download

0 formats

No download links available.

JavaScript Object Full Tutorial Af Somali | Objects Bilow ilaa Heer Dhexe | NatokHD