Back to Browse

Research Methodology Process (Level 1)

133 views
May 19, 2024
5:17

Introduction to Research Methodology waa maada basic ah ardeyga wuxuu kaga bogan karaaa qeybtaan Arimaha Conceptiga Guud ee Cilmi baarista iyo Hababka kala duwan ee loo fuliyo iyo sidoo kale Farsamoyinka kala Duwan ee la maro markii la samaynaa cilmi baarista iyadoo markaana ardeygu kaga boganaayo qeyb walba e cilmi barisa iyo sido kale sida ay ugu kala haboonyihiin iyadoo loo tix gelinaayo dhamaan arimaha muhimka ay tahay oo markaa jira. Booqo:https: //laambad.com/research-statistics/we

Download

0 formats

No download links available.

Research Methodology Process (Level 1) | NatokHD