Back to Browse

Saar Deeqa Afweyn

101.5K views
May 26, 2020
7:42

Saar AUN Deeqa Afweyn. My all time favourite poet. Waa bururee bilaaba isii. Guulana waa eebahen Ga'aa looxaa lagu dhigaa God aakhara maleh gadoon Gidisley maleh gargaar Galana maleh gudis Islaan Isoo gaar geeriwaya ningo'ay geed looma waaba gablamay wa wiill la'aan Ana ga' waxaan dhaha .................... hooohooy Waa dheeriya Dhuubooy waa dheeriya Dhaaadhaan waa wax aan Dhamayn dhusuq dhaaya umaroona dhagool kuma kaca dhuwaaq dhag xuma waa laga dhintaa nimba waa dhalashida Dhaqaala aduunka waa ..... Dhaqaala wanaagsanloow ma dhac dha sidii dhalaan ma dhag dhaga sidi dhamaaja dhuuxleeyaha hoos weeyn dharaarweeyn dhiig cabow dheeroow dhiisiga rageed ......

Download

0 formats

No download links available.

Saar Deeqa Afweyn | NatokHD