Sida loo sameeyo Logo animation Adobe illustrator iyo After Effects. waxaan animation ku sameyn doonaa Hormuud Logo. Somalia. Qaybaha Muuqaalka: 00:00 - Hordhac 01:04 - Adobe illustrator 04:36 - Fikradaada Notebook ku qoro 05:40 - After Effects import illustrator 08:30 - Pre-compose isugu gee qaybha loogada 09:25 - Sida loo badalo size-ka composition-ka 10:15 - Sida loo isticmaalo Null object 15:10 - Sida loo isticmaalo Trim path 19:30 - Animation qeybaha kale ee loogada Instagram: https://bit.ly/Artisma-instagram Channel: https://bit.ly/ArtismaChannel Email: [email protected]
No download links available.