"Laambad E-learning Platform waa Mada E-wax barasho o Dhaman Skills-ka Aadumuhu U baahanyahay aad ka heli karto iyadoo Course walba ay Bixinayaan Institution ka ama Jaamacada Ugu haboon Ee Skills-kaas laga heli karo"
Full Course: https://laambad.com/courses/research-methodology-by-practice/
More info: https://wa.me/message/UBKO6A4CPSHGJ1
#practical
#brce
#laambad