Kusoo dhawoow casharkan! Fiidiyowgan waxaan ku baran doonaa sida loo sameeyo Splash Screen qurux badan oo xirfad leh adigoo isticmaalaya C# Windows Forms. Waxaan ku tusi doonaa sida loogu daro logo, progress bar, animation, iyo qaab casri ah si application-kaagu u yeesho muuqaal wanaagsan marka uu furmayo.
Waxa aad baran doontaa:
Sida loo sameeyo Splash Screen
Sida loogu daro logo iyo design qurux badan
Sida loo isticmaalo Progress Bar
Sida loogu xiro Main Form-ka
@webdevaloper