Back to Browse

waa maxay Dimension,

32.8K views
Nov 29, 2021
21:07

Hagaha Ardayga = waa xarun taasi oo si' fudud, tayona ay ku dheehan tahay ka siisa taba-bar ardayda jamacadaha wax la xariira maadada RESEARCH METHODOLOGY, waxa ay sidaa oo kale xarunta taba-baro siisaa ardayda jaamacadaha ee wax ka barata kuliyada maamulka iyo dhaqaalaha (foculty of economic and management) qeybteeda ganacsida iyo maamulka (BUSINESS ADMINSTRATION). Hadii aad tahay arday wax ka barta BUSINESS ADMINSTRATION waxa aad naga heli kartaa in aan kaa caawino hadba maadadii kuugu adkaata simister 1-aad ilaa iyo simisterka ugu danbeeya ee jaamacada, iyada oo aad ku helayso qiimo ku qanciya iyo mucalim aad wax ka faa'iidayso, INSHAA ALLAAH. soo dhowow wallaal Nagala soo xirir whatsapp number +252615263600 tiktok @abuukarkurbi telegram +252615263600

Download

0 formats

No download links available.

waa maxay Dimension, | NatokHD