Casharkan waxaan ku sii wadeynaa fahamka React anagoo isticmaaleyna habka data-driven approach si aan u maamulno social media links (Facebook, Twitter, iwm).
Halkii aad si toos ah u qori lahayd icons iyo links mar walba, waxaan kuu muujinayaa sida loo abuuro array (socialLinks) oo leh id, href, iyo icon, kadibna loo isticmaalo map() si si dynamic ah loogu soo bandhigo UI-ga.
Waxyaabaha aad ka baran doonto:
β Sida loo abuuro socialLinks data structure
β Sida map() loogu isticmaalo render gareynta icons
β Sida loo isticmaalo classes sida Font Awesome icons
β Faaβiidada clean code iyo reusable components
β Sida loo yareeyo repetition (DRY principle)
Casharkan wuxuu kaa caawinayaa inaad noqoto frontend developer xirfad leh oo fahamsan sida loo dhiso components nadiif ah oo scalable ah.
π₯ Haddii aad rabto casharo badan oo React ah:
π LIKE saar video-ga π
π COMMENT ku reeb fikradaada π¬
π SUBSCRIBE saar channelka si aad u barato React si qoto dheer π
Mahadsanid π