Topic: Journal Entry
Course: Accounting 1 Course Description: Course-kaan Accounting 1 waxa uu fure uyahay dadka daneeya barashada accounting-ka ee jaaniska aan uhelin in ay bartaan daneeyana Accounting-ka iyo ardayda barata accounting-ka ee ay kabaahsantahay madadu una baahan in loosoo aruuriyo siyay ugu dabaqaan baahida suuqa sidookale waxay madadaan aas aas utahay barashada Computerized accounting-ka oo aas-aas u ah in aad noqoto xirfadle accounting ah casiragaan lajoogo. Course-kaan waxa uu anfacayaa ganacsada iyo dadka maamula ganacsiyada siyay awood buuxda ugu yeeshan in ay aqrinkaraan fahmina karaan Reports ka kaladuwan ee ka soobaxa ganasiyadooda ka faa,iideysi haboon. " Course waxaa Bixinaaya Benaadir Research, Consultancy and Evaluation Center iyado idin so marineysa Laambad E-Learning Platform " " Baro oo Hel Shahaado la aqoonsanyahay " Laambad waa Madal E-wax barasho o Dhaman Skills-ka Casriga ah aad ka heli karto Laambad waa Isku Xiraha Bartaha iyo Baraha __________________________________ More info: https://wa.me/message/UBKO6A4CPSHGJ1 ka Iibso: https://laambad.com/courses/accounting-1/ #practical #brce #laambad
Download
0 formatsNo download links available.